Friday, January 31, 2020

Erdogan: Dalal Carab ah ayaa taageersan qorshaha Trump"

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee uu shaaca ka qaaday madaxweyne Donald Trump, taasi oo uu ku qeexay "Khiyaano Qaran."

from VOA https://ift.tt/3aXZU5M
via IFTTT

No comments:

Post a Comment