Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga Geeska Afrika oo ah urur cusub oo goboleed.
from VOA https://ift.tt/30Xu6Jy
via IFTTT
No comments:
Post a Comment