Tuesday, January 28, 2020

Mareykanka: Dadka cayrta qaata oo loo diidayo Green Card

Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa madaxweyne Donald Trump u ogolaatay inuu dhaqan gelin karo qorshe uu ku doonayo in dadka qaata kaalmada dowladda loo diidi karo sharciga deganaanshaha ee dalkan Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/31aY8tH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment