Cabdullaahi Cabdiqaadir Ibraahim (Caaqilka) ayaa isaga iyo 8 dhalinyaro kale oo si iskooda isku xilqaamay waxay waxbarasho bilaash ah siiyaan qaar ka mid ah barakacayaasha Muqdisho ku dhaqan. Hadda, dhalinyaradii kale ee howsha la wadday inkastoo ay howshaasi joojiyeen, Caaqilka waxa uu wali ku guda jiraa in maalmaha fasaxa uu u fidiyo barakacaasha qaar waxbarasho aas'aasi ah. Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka telefoonka ee Muqdisho ugu warramay.
from VOA https://ift.tt/38UIyVH
via IFTTT
Wednesday, January 29, 2020
Caaqilka: Wiil dhallinyaro ah oo waxbara barakacayaasha
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment