Sunday, January 26, 2020

China: Tirada Dhimashada Fayraska Cusub oo Korortay

Dowladda Shiinuhu ayaa maanta si kumeel gaar ah u mamnuucay kala iibsiga xayawaanka duurjoogga, si loo yareeyo faafista cudurka, magaalada Wuhan-na ayaa wali ah halka ugu daran ee uu xanuunka sida ba'an u sameeyay.

from VOA https://ift.tt/2GrcMDe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment