Dowladda Somalia ayaa maanta kala dirtay maamulka Rugta Ganacsiga ee gobolka Benaadir, kaddib markii idaacadda VOA ay dhowaan tabisay in kooxda al-Shabaab ay ku lug lahayd magacaabista guddomiyaha Rugtaasi Axmed Cabdullahi Xassan, oo haatan sida la sheegay u xiran ciidamada nabad-sugida Somali
from VOA https://ift.tt/2vhpx0U
via IFTTT
No comments:
Post a Comment