Magaalada Jigjiga waxaa maanta lagu aasay Alle ha u naxariistee Daa'uud Cali Masxaf oo ahaa fannaan, laxamiiste, mu'allif iyo muusikiiste caan ah oo door weyn ka soo ciyaaray fanka Soomaalida. Wariyaha VOA Sahra Ciidle Nur ayaa haddaba taariikhdii Daa'uud ka wareysatay fannaaniin ay ka mid yihiin Xassan Aadan Samatar, Khadra Daahir Cige iyo waliba Siciid Daa'uud oo ah wiil uu dhalay Daa'uud Cali Masxaf, waxaana hadalka ku horreynaya Siciid Daa'uud.
from VOA https://ift.tt/310jNEM
via IFTTT
Saturday, January 25, 2020
Xasan Aadan iyo Khadra Daahir oo ka hadlay taariikhda Daa'uud Cali Masxaf
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment