Friday, January 24, 2020

Koox hubeysan oo bas ku weeraray Wajeer

Wararka ka imanaya Gobolka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dablay la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay weerareen bas marayey meel u dhow degaanka lagu magacaabo Qorof-Xaraar. Faahfaahinta weerarkan ayaa weriyahayaga Maxamed Faarax Shire uu kala xiriiray mas'uuliyiinta, warbixintan ayuuna soo diray.  

from VOA https://ift.tt/2RlYslO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment