Thursday, January 30, 2020

Bandhigga VOA: Xannuunka Coronavirus ee Shiinaha

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay xanuunka dhowaan ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, kaasi oo ku fiday dalkaas iyo dalal kale oo ka mid ah kuwa caalamka, islamarkaana illaa hadda dilay 170 qof. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.  

from VOA https://ift.tt/3aWyHjW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment