Mas'uuliyiinta Turkey ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii fiidnimadii Jimcaha ku dhuftay dalkaasi ay gaartay ilaa 31 qof iyadoo ay ku dhaawacmeen 1,600 oo kale. from VOA https://ift.tt/37oGsgh via IFTTT
No comments:
Post a Comment