Friday, January 31, 2020

Britain oo maanta ka baxaysa Midowga Yurub

Dalka Biritan ayaa maanta si rasmi ahaan uga baxaya Midowga Yurub laba sano kadib markii dadweynaha waddankaasi ay u codeeyeen inay ka baxaan Midowga Yurub. Britain ayaa Yurub ku biirtay sannadkii 1973-dii, waxaana sannadihii ugu dambeeyey aad u xoogaystay dadwyenaha reer Britain ee ka biyo-diidsan awoodda Midowga Yurub ee arrimaha gudaha ee waddamada xubnaha ka ah. Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.  

from VOA https://ift.tt/2GKjDYw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment