Thursday, January 30, 2020

AFRICOM 'uma diyaarsaneyn' weerarkii Manda Bay

Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su'aalo ka weydiiyeen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Manda Bay, ayaa qiray in ciidamada Mareykanka aysan weerarkaas ugu diyaar garoobin sidii loo baahnaa.

from VOA https://ift.tt/2UaQCgE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment