Dadweynaha ku nool Magalada Hargiesa ayaa ka cabanaya qabaw xoogle oo ka jira Magalada iyadoo sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey aanay dadku qoraxba arag, markii ay ceeryaan iyo daruuro shuux wata qariyeen.
from VOA https://ift.tt/2Gta4xj
via IFTTT
No comments:
Post a Comment