Wednesday, January 29, 2020

Qatar oo ka jawaabtay qorshaha Trump ee Falastiin iyo Israel

Qatar ayaa si taxaddar leh uga jawaabtay qorshaha nabadda Falastiin iyo Israel ee uu Talaadadii ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

from VOA https://ift.tt/2S1Hk3M
via IFTTT

No comments:

Post a Comment