Tuesday, January 28, 2020

Trump oo ku dhawaaqay qorshihiisa Bariga Dhexe

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa maalintii shalay Aqalka Cad ku sii bandhigay qorshaha nabadda ee Bariga Dhexe oo isagu u bixiyey Heshiiskii Qarniga.

from VOA https://ift.tt/36DMs3w
via IFTTT

No comments:

Post a Comment