Thursday, January 30, 2020

Isbitalka Yardimeli oo ka jawaabay hadalka dowladda Somalia

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Federaalka oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay jiraan ibsitaallo ka dhisan dhul dawladeed balse si gaar ah loogu shaqaysto. Isbitalalada uu magacaabay waxaa ka mid ah Isbitaalka Yardimeli oo oo ay dhistay hay'ad Turki ah. Haddaba waxaa noo suurtogashay inaan waraysano Agaasimaha Isbitaalka Yardimeli Ibraahim Maxamed Xasan. Nuur Bukhaari ayuu uga warramay dareenkooda.  

from VOA https://ift.tt/38VoWki
via IFTTT

No comments:

Post a Comment