Sharciga Saxaafadda ee dhawaan ay ansixiyeen labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku jira qodoba ay ka biya-diidsan yihiin ururada Saxaafadda. Ururka Isku taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyaga oo ka dalbaday in uusan saxiixin sharciga Saxaafadda ee hadda yaala Xafiiskiisa kana soo gudbay labada Gole ee baarlamaanka. Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Xogahaya guud ee Ururka Isku taga Suxuyiinta Soomaaliyeed ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadirt Maxamed Cabdulle uga waramay dareenkooda.
from VOA https://ift.tt/2RxusU4
via IFTTT
Tuesday, January 28, 2020
Ururada saxaafadda oo ka hor-yimid sharciga saxaafadda
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment