Somaliland ayaa sheegtay inay heegan galisay shaqaale iyo dhakhaatiir kuwaasi oo ay sheegtay in si gaar ah loogu tababaray hubinta iyo baadhista Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay Dalka Shiinaha. from VOA https://ift.tt/36Dve6t via IFTTT
No comments:
Post a Comment