Sunday, January 26, 2020

Galmudug: Muran ka Jira Dhisidda Maamulka

Galmudug, gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb waxaa ka taagan muranka u dhaxeeya dhinacyada siyaasadda Galmudug isku haya kuwaasi oo wali xal u la' qaabka loo soo dhisayo maamulkaasi

from VOA https://ift.tt/37Fi2Py
via IFTTT

No comments:

Post a Comment