Monday, January 27, 2020

Carruur cudurro kala duwan ugu dhintay Badhaadhe

Wararka ka imanaya degamada Badhaadhe ayaa sheegaya in ugu yaraan sagaal carruur ah ay u geeriyoodeen cudurro kala duwan oo kuwa faafa ah, oo sida ay mas'uuliyiinta degaanku sheegeen ay ka mid yihiin Jadeeco.

from VOA https://ift.tt/2RUPawa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment