Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inuu xabsiga ka baxsaday Cabdirashiid Janan oo ahaa Wasiirkii Amniga ee Jubbaland oo dawladda Soomaaliya u xirnaa tan iyo bishii Ogosto. from VOA https://ift.tt/2voq8xS via IFTTT
No comments:
Post a Comment