Tuesday, January 28, 2020

Tirada dadka uu dilay fayruska Shiinaha oo korortay

Wararka u dambeeyay ee ka imanaya dalka Shiinaha ayaa sheegaya in ay korortay tirada dadka uu dilay xanuunka ka dilaacay dalkaasi. Haddaba Xuseen Barre Aadan ayaa faahfaahinta warkan ka waraystay Ridwaan Maxamed Nuur oo ah arday Soomaaliyeed oo wax ka barta magaalada Wuhan oo ah halka uu cudurka ka bilaabmay kuna xoog-badan yahay.  

from VOA https://ift.tt/3aOpASi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment