Saturday, January 25, 2020

Soomaalida Mareykanka oo isu diyaarinaya tirakoobka guud ee dadka Mareykanka

Tirakoobka dadweynaha ku nool dalkan Mareykanka oo tobankii sanaba mar la sameeyo ayaa  dhowaan ka bilaabanaya guud ahaan gobolada  Mareykanka. Soomalida ku nool Mareykanka ayaa si weyn isu abaabulaya sanadkan si ay u muujiyaan tiradooda dhabta ah maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee tirakoobka lagu xusay magaca qowmiyado Africa ah oo Soomaalidu ku jirto. Wariyaha VOA Xuseen Barre ayaa warbixintan soo diyaariyey soona jeedinaya.    

from VOA https://ift.tt/2GpL5Lf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment