Qaraxyo ayaa saaka lala eegtay qaar ka mid ah kaamirooyinka wax sawira ee ku xiran waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo loo adeegsado sugidda amniga. from VOA https://ift.tt/2Ubhg9g via IFTTT
No comments:
Post a Comment