Tirada dadka ku dhintay dhul gariir xoog leh oo ku dhuftay bariga dalka Turkey ayaa gaartay 21 qof iyadoo kun qof oo kale ay ku dhaawacmeen sida ay saraakiisha gurmadku ku warramayaan. from VOA https://ift.tt/2OdQQjB via IFTTT
No comments:
Post a Comment