Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey sharci ogolaanaya in xukuumadda ay ciidamo gayso dalka Libya, si ay u taageeraan dowladda QM ay taageerto ee Tripoli. from VOA https://ift.tt/35iwxH2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment