Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo qaraxii sabtidii la soo dhaafay ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. from VOA https://ift.tt/2FdIALp via IFTTT
No comments:
Post a Comment