Taageerayaasha maleeshiyada Iran ay taageerto ee dalka Iraq, kuwaas oo ku xoomay safaaradda Mareykanka ee Baghdad, ayaa isaga tagay Arbacadii kadib markii Washington ay ciidamo dheeraad ah gaysay halkaas, kuna hanjabtay aargudasho ka dhan ah Tehran.
from VOA https://ift.tt/39tH8lY
via IFTTT
No comments:
Post a Comment