Sunday, January 5, 2020

Dowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Afgooye

Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Afgooye gaarsiisay mucaawinadii ugu horreysay oo loogu talagalay dadka ay fataahadda wabigu saameysay. Laakiin, xildhibaanno  ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in si aan habooneyn loo maamulay gargarkaasi. Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qosyte.    

from VOA https://ift.tt/39CQSup
via IFTTT

No comments:

Post a Comment