Sunday, January 5, 2020

Faahfaahin: Weerarkii Al-Shabaab ee Lamu

Kooxa Al-Shabaab ayaa Axadda maanta ah weerartay saldhig militeri oo ay isticmaalaan ciidamada Kenya iyo kuwa Mareykanka oo ku yaalla gobolka Lamu ee Kenya, sida ay wakaaladda wararka AFP ka soo xigatay afhayeenka ciidamada dalkaasi.

from VOA https://ift.tt/2QJzfQO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment