Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda amniga magaalada Muqdisho, iyo sababta loogu guuleysan la'yahay in laga hortago weerarada argagixiso ee kooxda Al-Shabaab ay ka fuliso magaalada.
from VOA https://ift.tt/2QHADU1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment