Thursday, January 2, 2020

General Qassem Soleimani oo Weerar Lagu Dilay

Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force ee Iran, General Qassem Soleimani, ayaa aroortii hore ee subaxnimadan jimcaha ah lagu dilay duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaalada Baqdaad, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciraaq.

from VOA https://ift.tt/36iZfcd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment