Tuesday, January 7, 2020

Mareykanka oo beeniyey inuu kasoo baxayo Iraq

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Mark Esper ayaa beeniyey in ciidamada Mareykanka ay kasoo baxayaan Iraq, kadib markii sidaas lagu sheegay warqad loo diray militariga Iraq.

from VOA https://ift.tt/36AldaU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment