Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in saddex muwaadin oo Mareykan ahaa ay ku dhinteen weerarkii shalay Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga Manda Bay ee gobolka LAMU. from VOA https://ift.tt/2sPrPn2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment