Saturday, January 4, 2020

Q. Soleimani oo loo Baroor-diiqayo

General Qassem Soleimani, taliyihii cidiamada ilaalada kacaanka Iran ee Maraykanku uu ku dilay dalka Ciraaq ayaa maanta baroor diiq loogu sameeyey gudaha dalka Ciraaq, iyadoo Ra'iisal Wasaaraha Ciraaq uu ka qeyb galay munaasabadda.

from VOA https://ift.tt/2MUpPkp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment