Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax baabuur oo maanta ka dhacay bar kontorol oo ku dhow xarunta baarlamanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. from VOA https://ift.tt/39OwypV via IFTTT
No comments:
Post a Comment