Monday, January 6, 2020

Saddex Mareykan ah oo lagu dilay weerarkii Al-Shabaab ee Lamu

Saddex qof oo ka tirsan waaxda gaashaandhigga Mareykanka ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhig muhiim ah oo militeri, kaasi oo ciidamada Mareykanka ay u adeegsadaan dagaalkooda ka dhanka ah kooxaha xagjiriinta.

from VOA https://ift.tt/2SUTPjW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment