Qiimaha cunnada adduunka ayaa sare u kacay bishii saddexaad oo xiriir ah, islamarkaana bishii December gaaray heerkii ugu sarreeyey muddo saddex sano ah, waxaa sidaas maanta sheegay hay'adda cunnada ee QM.
from VOA https://ift.tt/2QVZmnI
via IFTTT
No comments:
Post a Comment