Thursday, January 9, 2020

Swan oo soo dhoweeyey wada-hadallada Somalia iyo Somaliland

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Qaraamda Midoobay ay soo dhaweynayso Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. James Swan ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Hargeysa oo uu kulan kula yeesha Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi. Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.  

from VOA https://ift.tt/303gHz6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment