Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta hoggaamiyey duco loo qabtay Qassem Soleimani, ayada oo boqolaal kun oo qof ay isugu soo baxeen magaalada Tehran, si ay ugu baroordiiqaan Jeneraalkii sare ee Iran.
from VOA https://ift.tt/2QsRECI
via IFTTT
No comments:
Post a Comment