Wednesday, January 1, 2020

Waa kuma Maxamed Xaaji Axmed Ilkacase?

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa nin shalay ay maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo lagu helay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab isla markaana uu gaystay falal argagixiso iyo dil ah.

from VOA https://ift.tt/2MMtiBD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment