Wednesday, June 10, 2020

Ethiopia: Soomaali loo Doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia ayaa maanta guddoomiye u doortay Aadan Faarax Ibraahim oo ahaa madaxweyne ku-xigeenka gobolka Ismaamulka Soomaalida. Waa Soomaaligii u horreeyey ee jago heerkaas ah ka qabta Ethiopia.

from VOA https://ift.tt/3f6CtIw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment