Friday, June 26, 2020

Mas'uuliyiin ka socota Ethiopia ku sugan Beledweyne

Waxaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ku sugan mas'uuliyiin ka socota Dowladda Degaanka Soomaalida ee Ethiopia. Ujeeddada booqashada madaxdan ayaa lagu sheegay sidii ay horsed ugu noqon lahaayeen xiriir Ganaacsi iyo mid bulsho oo dhex mara Hirshabelle iyo dowlad degaanka Soomaalida. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixitan kasoo diray Beledweyne.  

from VOA https://ift.tt/2Zbceuj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment