Thursday, June 25, 2020

Mareykanka: Ciidamada Soomaaliya kama adkaan karaan Al-Shabaab

War qoraal ah oo shalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Soomaaliya aaney weli awood lahayn inay Al-Shabaab ka eryaan meelaha ay ku xooganyihiin.

from VOA https://ift.tt/2Bbe32f
via IFTTT

No comments:

Post a Comment