Maamul Goboleedka Gamudug ayaa soo dhoweeyey kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka laga siiyey gobolka Banaadir, oo gaareysay 13 kursi, kuwaasi oo Golaha Shacabka uu meel-mariyey. Arintan ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Maxamed Cumar (Falagle).
from VOA https://ift.tt/2YMyQT6
via IFTTT
No comments:
Post a Comment