Somaliland waxaa ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada afraad ee dugsiyada sare. Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno oo maanta Laascaanood ka furay imtixaankan ayaa VOA u sheegay in sanadkan uu ka duwan yahay imtixaanakani kuwii sanadihii hore ee ay qaadi jireen. Wasiirka ayaa arrimaha uga warramay wriyaha VOA, Cabdikariim Olol.
from VOA https://ift.tt/2B9a46C
via IFTTT
No comments:
Post a Comment