Tuesday, June 30, 2020

Rabshado ka billowday Addis-Ababa kadib dilka fannaan caan ah

Dhallinyaro ka carreysan dilka fanaan caan ah ayaa gubay taayaro intii ay socdeen dibad-baxyo xooggan oo maanta ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Addis-Ababa, kaasi oo carradooda ay ku muujinayaan qowmiyadda uu kasoo jeedo ra'iisul wasaare Abiy Ahmed ee Oromada.

from VOA https://ift.tt/2VAwbKa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment