Sunday, June 28, 2020

Rouhani: Iran waxa ay wajahaysaa sanadkii ugu adkaa

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani, ayaa Axadda maanta ah sheegay in dalkiisu uu wajahayo sanadkiisii ugu adkaa sababtoo ah cunnaqabateynta dhaqaale ee Mareykanka iyo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Isniintii la soo dhaafay ayaa lacagta Iran waxa ay gaartay heerkeedii ugu hooseeyay abid

from VOA https://ift.tt/3g6sC64
via IFTTT

No comments:

Post a Comment