Tuesday, June 23, 2020

Somaliland oo qaadeysa xayiraadihii loo soo rogay COVID-19 dartiis

Mas'uuliyiinta Somaliland u magacawday la-dagaalanka cudurka COVID-19 ayaa sheegay inay qaadayaan dhamaan xayiraadihii loo soo rogay cudurka COVID-19 darteed laga bilaabo 30-ka bishan.

from VOA https://ift.tt/37S1ogP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment