Monday, June 29, 2020

Xaliimo Yarey oo jawaab ka bixisay eedaha loo jeediyey

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa cambaaraysay hadalkii kasoo yeeray guddoomiyaha guddga doorashada Xaliimo Ismaciil Xaliimo Yarey ee ahaa inaysan doorashadu ku qabsoomi karin waqtigii loogu talogalay.

from VOA https://ift.tt/2AdLqRD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment